Ra’isul Wasaare Xamse oo Shaaciyay nuuca Xukuumada uu soo dhisayo iyo waxa ay Qabaneyso

Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wada wadatashiyo kala duwan oo ku aadan dhismaha xukuumad cusub oo dalka hagta afarta sanno ee soo socota. Xamse Cabdi Barre oo xildhibaanada golaha shacabka toban maalin oo dheeraad ah ugu dareen waqtiga uu xukuumad kusoo dhisayo ayaa hada bilaabay in bulshada qeybaheeda kala duwan kala … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse oo Shaaciyay nuuca Xukuumada uu soo dhisayo iyo waxa ay Qabaneyso